ugbaadso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Qof ugbaad doonasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugbaadso

ugbaadsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ugbaadso. ld ugbaadsi.

ugbaad [m.l]
1. Dhir roob ku da'ay oo baxday oo aan cidi daaqin. 2. Dhul weli ugub ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg