uguf
(m.l) (-fyo, m.dh)Sabuul meseggo, oo qaaday cudur ama biyo la'aan heshay awgeed, oo aan yeelan badar fiican.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uguf ↴
ugufaa [m.l]
Dibi laba jir ah.
cuguf [m.dh] (-gfo, m.l)
ld cagaf.
dhuguf [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Qof gaaban oo murqo kuuskuusan leh.
dhugufsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dhuguf ah ahaansho.
dhugufsanaan [m.f.dh]
eeg dhugufsan. ld dhugufsanaansho.
dhugufsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhugufsanaan.
huguf [m.l]
Dabayl firo leh oo ay wax soconayaa kacshaan.
ug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Ku u.: wax dab ku qallajin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg