ugunji
(m.l)

Liin, bambeelmo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugunji

liimo-ugunji [m.dh]
ld liin-ugunji.

liin-ugunji [m.dh]
(bot.) Geed caleemo dhuudhuuban leh, dhala miro kulkulucsan oo midab hurdi ah leh, lana miirto biyaheeda. ld liimo-ugunji.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg