ugxaan
(Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural)eeg ugax¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugxaan ↴
goon [m.l]
(c.nafl.) Dalool, kiish ama qanjir dhacaan soo sara, sida daloolka ugxaanleyda.
waxaro [m.l]
Surta dhurduhu sameeyo, qaybteeda oo ka samaysan ugxaan farabba-dan oo aan weli dillaacin; qaybta kale waa miidda iyo gowska.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg