ujuuro
(m.dh)

ld ujro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ujuuro

ujro [m.dh]
Lacag ama wax kale oo qiimo leh oo shaqo la qabtay lagu bixiyo ama laga qaato. ld ujuuro.

indhaddaalis [m.l] (-byo, m.dh)
1. Marriin qurxoon oo lagu sameeyo rarada iwm. 2. Ujuuro la siiyo cid wax qortay ama wax akhriday.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg