ulaaxi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Sida neef caato ah oo biyo ka dhergey uu u socdo, u socosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ulaaxi ↴
ulaaxin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ulaaxi. ld ulaaxis.
ulaaxis [m.l]
ld ulaaxin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg