umaad
(m.l)Geeri, mawd, dhimasho.
umaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Nafley dhimasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh umaad ↴
umaadad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Si hanti loo unko wax meel dhigid. ld amaamud.
umaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg umaad².
casumaad [m.l] (-do, m.l)
Cunto ka kooban noocyo badan oo qof la sharfayo loo sameeyo. ld casuumad.
gumaad [m.l]
1. Baabi'inta wax la baabi'iyo. 2. ld gumaadid.
gumaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aaday, -aatay)
Wax baabi'in.
gumaadid [m.f.dh]
eeg gumaad². ld gumaad¹ (2).
kumaad [m.l.t]
Derajada sagaal boqol sagaashan iyo sagaal ka hooseyso.
mutumaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Cad gaar ah oo halgamaha laga siiyo neef hilibkiisa loo diyaariyay waliimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg