ummaag
(m.dh)Xirmo ah cawska rarada laga sameeyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ummaag ↴
hummaag [m.l] (-gyo, m.dh)
Muuqaal aan si fiican loo arag.
hummaagsad [m.l]
ld hummaagsasho.
hummaagsasho [m.f.dh]
eeg hummaagso. ld hummaagsad, hummaagsi.
hummaagsi [m.l]
ld hummaagsasho.
hummaagso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax aan si fiican u muuqan eegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg