ummi
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)U. ah: qof aan wax qori karin waxna akhrin karin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ummi ↴
umminnimo [m.dh]
Ummi ahaansho.
ummiya [m.dh]
Shareero.
xaglo-isqummiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
(xis.) Lammaane xaglo ah oo wadartoodu tahay xagal qumman ama P/2 gacansin.
iskummid [m.l]
I. ah: wax aan kala duwanayn.
shummi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld shummee.
shummin [m.dh]
ld shummayn.
shummis [m.l]
ld shummayn.
suummiir [m.dh]
Nooc libaaxbadeedka ka mid ah oo aad u weyn. ld soomiir.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg