ummulbax
(m.l)Dhammaadka afartanka casho ee ugu dambeeya kolka ay hooyadu ummusho.
ummulbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)Afartanka casho ee ummusha lagu jiray dhammaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ummulbax ↴
ummulbixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ummulbax².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg