ummuli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Ilmo ka dhalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ummuli

ummulid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ummul².

ummulin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ummuli. ld ummulis.

ummulis [m.l]
ld ummulin.

ummuliso [m.dh] (-ooyin, ml.)
Haweeney aqoon u leh sida loo dhaliyo naagaha.

ummuliye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Nin yaqaan sida loo dhaliyo ummuliyo haweenka ummulaya.

aqoonta ummulinta [m.dh]
(daaw.) Qayb ka mid ah cilmi takhtareedka oo ku saabsan xanaaneynta dumarka inta ay uurka leeyihiin, marka ay dhalayaan iyo lix toddobaad oo ku xigta xilliga dhalmada marka xubnaha taranku ay dhibaato baxayaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg