ummulis
(m.l)ld ummulin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ummulis ↴
ummulin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ummuli. ld ummulis.
ummuliso [m.dh] (-ooyin, ml.)
Haweeney aqoon u leh sida loo dhaliyo naagaha.
ummul [m.dh] (-lo, m.l)
Qof dumar ah oo kolkaas ilmo dhashay.
ummul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ulay, -ushay)
Ilmo uur ku jiray dhalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg