ummuliso
(m.dh) (-ooyin, ml.)Haweeney aqoon u leh sida loo dhaliyo naagaha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ummuliso ↴
ummuli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ilmo ka dhalin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg