ummuliye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)Nin yaqaan sida loo dhaliyo ummuliyo haweenka ummulaya.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ummuliye ↴
ummuli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ilmo ka dhalin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg