ummulraac
(m.l)Geerida ku timaada haweeney ummulaysa ama ummushay.
ummulraac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Haweeney ummushay dhimasho. ld ummulraaco.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ummulraac ↴
ummulraacasho [m.dh]
ld ummulraacid.
ummulraacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ummulraac².
ummulraaco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
ld ummulraac².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg