ummulraacid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg ummulraac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ummulraacid

ummulraacasho [m.dh]
ld ummulraacid.

ummulraac [m.l]
Geerida ku timaada haweeney ummulaysa ama ummushay.

ummulraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Haweeney ummushay dhimasho. ld ummulraaco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg