unuunuf
(m.l)Af-ku-urursiga cunta yar oo dhulka daadsan afka lagu uruursado. ld anaanuf¹.
unuunuf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)Nafley cunto yar oo dhulka ku daadsan uruursasho. ld anaanuf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh unuunuf ↴
unuunufid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg unuunuf². ld anaanufid.
anaanuf [m.l]
ld unuunuf¹.
anaanuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
ld unuunuf².
anaanufid [m.dh]
ld unuunufid.
lafeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Lafo ruugid. 2. Nafley wax ay cunto weyday meelo unuunufid.
qunjuraaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Xoolo meel unuunufid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg