urgumo
(m.dh)

Uurkuhayn; cadaawad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh urgumo

hurgumo [m.dh]
ld hurgun¹.

hurgumo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-untay, -umatay)
Aroor hore socod gelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg