ursii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

1. Wax ur leh cid sanka u saarid. 2. U ursii: nafley wax nacsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ursii

ursiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ursii.

affursii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld affuri.

affursiin [m.dh]
ld affurin.

afursii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld afuri.

afursiin [m.f.dh]
eeg afursii. ld afurin.

bursiino [m.dh]
Sed dheeraad ah oo laga qaato wax la qaybsanayo.

muursii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof afka wax u gelin si uu u muursado. ld muudsii.

muursiin [m.f.dh]
eeg muursii. ld muudsiin.

xilafursii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid in ay xilaheeda ku dhaarato gayeysiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg