urursan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay)Wax la ururiyay noqosho. ld urur4.
urursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax la ururiyey ahaansho. 2. Wax aan kala daadsanayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh urursan ↴
urur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Nafley tiro badan meel isugu imaansho. ld urursan¹.
urursanaan [m.dh]
eeg urursan². ld aruursanaan.
urursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld aruursanaan.
aruursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax kala firirsanaa oo meel isugu yimid ahaansho. 2. Ku a.: wax, wax kale ee uu geli karo ku libirsan ahaansho. ld urursan.
aruursanaan [m.f.dh]
eeg aruursan. ld aruursanaansho, urursanaan, urursanaansho, uruursa.
burursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax bururay ahaansho. 2. ld burbursan.
burursanaan [m.f.dh]
eeg burursan. ld burursanaansho.
burursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld burursanaan.