uruurid
(m.dh)ld aruurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uruurid ↴
aruurid [m.f.dh]
eeg aruur. ld ururid, uruurid.
biyashubo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Ku b.: hadal arrin iwm dulucdiisa meel isugu uruurid.
heemo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maday, -matay)
1. Degid isu diyaarin. 2. Ku h.: wax ku soo uruurid.
uruur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1]
(ray, -rtay) ld aruur².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg