usduuro
(m.dh) (-ooyin, m.l)Dhacdo taariikheed oo sooyaal ah, oo wax laga beddelay qaabkeeda hore. ld asduurad, usduurad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh usduuro ↴
usduurad [m.dh]
ld usduuro.
asduurad [m.dh]
ld usduuro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg