uskag
(m.l)Wasakh ku taal jir dad ama dhar. ld uskug.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uskag ↴
uskagayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uskagee.
uskagee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -gaysay)
Wax uskag u yeelid.
uskag-galeen [m.l]
Jir dad meesha wasakh qabatinka leh.
uskagoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uskagow.
uskagow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Uskag yeelasho.
uskug [m.l]
ld uskag.
caaryayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Weel, maro iwm mardhacyo uskag ah yeelasho.
dheged [m.l]
1. Midab xoolaha dhanada iyo jaanka cuna ama dhirta qaarkeed daaqa ay gaafurka ku yeeshaan. 2. Carro cusboole ah. 3. Wasakh, uskag.
geyngeyn [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Midab lo'da iyo riyaha oo ah midabbo badan oo isku dhafan, meel loo raacana aan lahayn. 2. Baro uskag a.