uubatee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-teeyay, -teysay)

1. Sida uubatada u ciyid. 2. Qaylo dheer cid maqashiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uubatee

uubateyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uubatee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg