uubato
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective) (-ooyin, m.l)

1. Bahal eeyga u eg: yey; yeey; uuley. 2. Qaylo dheer.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uubato

uuley [m.dh]
Yeey, uubato.

yey [m.l]
(c.nafl.) Bahal dugaagga ka mid ah oo eeyga u eg, arigana aad u laysa; uubato; uu'leey. ld yeey.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg