uugaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Geel in uu uugaan sameeyo ku kallifid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uugaami

uugaamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uugaan².

uugaamin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uugaami. ld uugaamis.

uugaamis [m.l]
ld uugaamin.

ruugaami [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Jaan iyo jiib cayaar la raacid.

ruugaamin [m.f.dh]
eeg ruugaami. ld ruu-gaamis.

ruugaamis [m.l]
ld ruugaamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg