uugaan
(m.l)

1. (m.l.u) Daruuro cokan. 2. Yabaq, buuq. ld uugaamo.

uugaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)

1. Daruuro cukan cir ku dedmid. 2. Yabqid; buuqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uugaan

uugaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Geel in uu uugaan sameeyo ku kallifid.

uugaamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uugaan².

uugaamo [m.dh]
ld uugaan.

huugaan [m.dh] (-aamo, m.dh)
Daruur.

ruugaan [m.dh]
Habka jiib, jaan iyo sacab isku dubbadhacsani u dhadhammaan.

suugaan [m.dh]
1. Hadal tix ama tiraab ah oo murti hugan. 2. Laan aqoonta ka mid ah oo la barto; adab. 3. Naq; doog; cosob. ld soogaan.

suugaanley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad suugaanta aqoon u leh.

suugaanyahan [m.l]
Qofka suugaanta yaqaan ama baara.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg