uuji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Uugaan ka keenid (geel).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uuji

naasnuuji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si qarsoodi ah qof wax u siin.

naasnuujin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naasnuuji. ld naasnuujis.

naasnuujis [m.l]
ld naasnuujin.

uujin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uuji. ld uujis.

uujis [m.l]
ld uujin, uugaw¹.

afruujin [m.dh]
Burburinta beer carradeeda la burburiyo lana carrageddiyo.

afuujin [m.dh]
Burburinta beer carradeeda lagu sameeyo si loo carrageddiyo.

baduuji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld baduug.

baduujin [m.dh]
ld baduugid.

uu [mu.dhm.y]
Magacuyaal tilmaamaya qofka saddexaad ee kelida lab ah (kan laga hadlayo). Tus. “Wuxuu rabaa inuu wax ka barto”

uu [Erey Dareen | Exclamation]
Erey dareen oo tilmaamaya wax kedo ah ama wax naxdin ah, iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg