uujin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg uuji. ld uujis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uujin

naasnuujin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naasnuuji. ld naasnuujis.

uujis [m.l]
ld uujin, uugaw¹.

afruujin [m.dh]
Burburinta beer carradeeda la burburiyo lana carrageddiyo.

afuujin [m.dh]
Burburinta beer carradeeda lagu sameeyo si loo carrageddiyo.

baduujin [m.dh]
ld baduugid.

buquujin [m.f.dh]
eeg buquuji.

caanannuujin [m.f.dh]
eeg caanannuuji.

camajuujin [m.f.dh]
eeg camajuuji. ld camadhuujin, camajuujis, camanjuujin.

camandhuujin [m.dh]
ld camajuujin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg