uuley
(m.dh)

Yeey, uubato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uuley

uubato [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective] (-ooyin, m.l)
1. Bahal eeyga u eg: yey; yeey; uuley. 2. Qaylo dheer.

cambuuleyn [m.f.dh]
eeg cambuulee.

guuleysad [m.l]
ld guuleysasho.

guuleysasho [m.f.dh]
eeg guulayso. ld guuleysad, guuleysi.

guuleysi [m.l]
ld guuleysasho.

guuleyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Lib helid.

shuushuuleyn [m.f.dh]
eeg shuushuulee. ld shuushuuleys.

shuushuuleys [m.l]
ld shuushuuleyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg