uumasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg uumo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uumasho

dhuudhuumasho [m.dh]
ld dhuundhuu- masho.

dhuudhuumashow [m.l]
ld dhuundhuu- mashow.

dhuumasho [m.f.dh]
eeg dhuumo.

dhuumashow [m.l]
Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuumaashow.

dhuundhuumasho [m.f.dh]
eeg dhuundhuumo. ld dhuudhuumasho.

dhuundhuumashow [m.l]
Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuudhuumashow.

ducuumasho [m.f.dh]
eeg ducuumo.

garruumasho [m.f.dh]
eeg garruumo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg