uunsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax uunsi lagu shiday ahaansho. 2. Wax la uumiyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uunsan ↴
uunsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uunsan. ld unsanaansho.
uunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld uunsanaan.
ganuunsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax ganuun loo yeelay ahaansho (haan, dhiil iwm.
ganuunsanaan [m.f.dh]
eeg ganuunsan. ld ganuunsanaansh.
ganuunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ganuunsanaa.
hanuunsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax hanuunsan ahaansho.
hanuunsanaan [m.f.dh]
eeg hanuunsan. ld hanuunsanaansho.
hanuunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hanuunsa-naan.
madluunsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof la madluumiyey ahaansho.