uurdoox
(m.l)

Cunugga aan sida caadiga ah u dhalane bogga hooyadiisa laga soo saaray; bogdoox.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uurdoox

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg