uurkummaanle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Qof waxgaradnimo iyo caqli badan leh oo la moodo in uu la socdo waxa qofka la hadlayaa ku fekerayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uurkummaanle

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg