uurkuqaad
(m.l)

Illaabi waayidda la illaabi waayo wax lays yeelay. ld uurkusiddo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uurkuqaad

burladduul [m.l]
Nin caro dhaw, dagaal badan oo aan uurkuqaad lahayn.

calool-kusid [m.l]
Qof xumaatada lagu sameeyo aan illaawin; uurkuqaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg