uurow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Uur qaadid ama yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uurow ↴
uuroobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uurow.
carruurow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Carruur noqosho; carruur u ekaansho.
gu'rin [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Neef dheddig oo gu'ga uurowday.
guurow [m.l]
Qayb ka mid ah maansada oo gabayga la miisaan ah.
guurow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Guurow tirin.
suurow [m.]
Awood. ld suurtow¹.
suurow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax dhici kara noqosho. ld suurtow².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg