uurxaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Qof aan cidna xumaan qalbiga ugu hayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uurxaaran

uurxaarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uurxaaran. ld uur-xaarnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg