uusmiiran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay)Wax la uusmiiray noqosho.
uusmiiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la uusmiiray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uusmiiran ↴
uusmiirmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uusmiiran¹.
uusmiirnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uusmiiran². ld uusmiirnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg