uusmiiro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

Neef geel ah oo la qalay calooshiisa biyo ka miirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uusmiiro

uusmiirasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uusmiiro. ld uusmiirad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg