waabaayee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yeeyay, -yaysay)

1. Nafley sumayn. 2. Waran, fallaar iwm waabaayo marin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waabaayee

waabaayayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waabaayee. waabaayee

waabaayaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la waabaayeeyey ahaansho.

waabaay [m.dh]
ld waabaayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg