waabaayow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Dad, xoolo iwm wax waabaayo hayso noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waabaayow

waabaayoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waabaayow. waabaayow

waabaay [m.dh]
ld waabaayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg