waabari
(m.l)Kolka waagu dillaaco; arooryo; oog. ld waabberi. waabberi, arooryo, oog
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waabari ↴
waabariisasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waabariiso. ld waabberiiso. waabberiiso, waabariiso
waabariisii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
U w.: inta waagu ka dillaacayo cid ama wax u kaadin. ld waabberiisii. waabberiisii
waabariisiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waabariisii. ld waabberiisiin. waabberiisiin, waabariisii
waabariiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax meel waagu ugu baryid. ld waabberiiso. waabberiiso
waabberi [m.l]
ld waabari, waabberi, waaberi. waabari, waabberi, waaberi
waabberiisasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld waabariisasho. waabariisasho
waabberiisii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld waabariisii. waabariisii
waabberiisiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld waabariisiin. waabariisiin
waabberiiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld waabariiso. waabariiso