waabay
(m.l)Geedka xididkiisa laga sameeyo waabaayada.
waabay
(m.dh)ld waabaayo. waabaayo
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waabay ↴
waabaayo [m.dh]
Dhacaan laga helo geedka waabay oo haddii wax yar laga, cabbo ama si kale oogada u gaarana loo dhinto ama bukoodo; sun; mariid. ld waabaay, waabay². waabaay, waabay, sun, mariid
waaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la waabay ahaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg