waantoobid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg waantow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waantoobid

caqliyayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Ilmo, wax garaadkiisu kordhay noqosho. 2. Qof fal xun oo uu sameyn jirey ka waantoobid. 3. Qof bisil oo waaya-arag ah noqosho. ld caqliso.

geyoo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ooday, -ootay)
1. Heer ama si la isgaarsiiyo. 2. Ka g.: dhaqan xun sameyntiisa ka waantoobid. ld gayo.

hanuun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Qof xume u samayn jirey ka waantoobid.

reebtoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Ka r.: cid fal xun oo ay samayn jirtay ka waantoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg