waaqlee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -laysay)Qof, tuke iwm qaylo dheer aad ugu qaylin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waaqlee ↴
waaqlayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waaqlee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg