waaran
(m.l) (-nno, m.dh)

1. Warqadda lagu oggolaado lacag la doonayo in la bixiyo. 2. Warqad maxkamaddu ku oggolaato qof in la xiro ama in wax la baaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waaran

hawaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho. 2. ld hawaarsan.

waar [m.l] (-rar, m.l)
Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914, mitir.

waar [u.j]
ld waryaa.

waar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Cimri aan dhimasho lahayn ku noolaan. 2. Wax muddo dheer jirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg