waarid
(m.l)

ld waalid¹.

waarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

waar². ld waaris.

waarid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Soo w.: badeeco dibadda ka keenid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waarid

waalid [m.l] (-diin, m.dh)
Laba qof oo wax dhashay waxa ay ilmahooda u yihiin. ld waarid.

waaridid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waarid³.

waaridnimo [m.dh]
ld waalidnimo.

waaris [m.dh]
ld waarid².

abaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Ku a.: muddo dheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid. 2. Duugoobid.

daa'in [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin².

deji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel kore ka qaadid oo hoos keenid. 2. Badda dhexdeeda ku qarqin (doon iwm). 3. Qof kacsan xasilin. 4. Nafley meel degaan uga dhigid. 5. Sharci, xeer, iwm samayn. 6. Soo d.: badeeco dal soo gelin; soo waaridid. 7. Xisaabo wadartooda isugey

waar [m.l] (-rar, m.l)
Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914, mitir.

waar [u.j]
ld waryaa.

waar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Cimri aan dhimasho lahayn ku noolaan. 2. Wax muddo dheer jirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg