waariko
(m.dh)Jaad likaha ka mid ah oo badanaa dundumooyiinka agtooda ka soo fuuro; barkiwaraabe. ld waarig.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waariko ↴
waarig [m.dh]
ld waariko.
waarikow [m.l]
Shaah aan sonkor lahayn.
waari [m.l]
Sheekada haabeenkii lagu soo jeedo, dhafar; dabjeex.
waari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Waar ku cabbirid. 2. Wax waaro ka dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg