wabaxso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Xoolo biyo badan siisasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wabaxso ↴
wabax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bxay, -baxday; -bxi)
Xoolo biyo ka dhergid. ld wabaxso.
wabaxsasho [m.dh]
eeg wabaxso. ld wabxib.
wabax [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Biyo ka dhergidda (xoolo).
wabax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bxay, -baxday; -bxi)
Xoolo biyo ka dhergid. ld wabaxso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg