wacaal
(m.dh)Wax jira; war; xog. Tus. “War iyo w. midna uma hayo”.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wacaal ↴
waayo [m.l.w]
1. Waqti hore oo la soo dhaafay. 2. Dhacdooyin la soo joogay; wacaal. 3. Arrin; xaal; sah. 4. Dhibaha adduunka; tabaalo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg